Nin farsamo cajiib ah ku raaci jiray Diyaaradaha oo fashilmay lana qabtay ! (Daawo Sawirro)

Nin u dhasha dalka Hindiya oo lagu magacaabo Rajan Mahbubani, ayaa qaab layaab leh u raaci jiray diyaaradaha isaga oo iska dhigi jiray in uu kamid yahay duuliyaasha shirkada diyaaradaha ee Lufthansa. Rajan Mahbubani, oo 48-sano jir ah ayaa xiran jiray dareeska duuliyayaasha diyaaradaha ee Lufthansa si uu u khaldo shaqaalaha garoomada, waxaana ninkan loo muujin jiray … Continue reading Nin farsamo cajiib ah ku raaci jiray Diyaaradaha oo fashilmay lana qabtay ! (Daawo Sawirro)